Madaxweyne Xasan Sheekh oo Casuumay Saaxiibadiisii guusha u horseeday (Sawirro)

Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa casuummad u sameeyay qaar kamid ah saaxiibadiisii ay kawada tirsanaayeen Gollaha Midowga musharaxiinta Mucaaradka. Xasan Sheekh oo 15-kii bishan loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay saaxiibadiisa siyaasada kana wada tirsanaayeen musharaxiintii mucaaradka sida ay gacanta uga geesteen guusha uu gaaray. Madaxweynaha ayaa musharaxiinta … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Casuumay Saaxiibadiisii guusha u horseeday (Sawirro)